macmiil waxaanu idiin haynaa 3 guri oo Kiro Ah
1. Guriga koobaad
location: Jigjiga Yar, Noradin boys area.
Qolalka: 4 qol hurdaa, Fadhi iyo cunto, hal qol service ah.
cabirka: 18m*24m
Price:$400
waa guri biyo leh.
2. guriga labaad
Location: Jigjiga Yar, Admas Area
Qolalka: 5 qol hurdaa, Fadhi iyo cunto, 2 qol oo service ah
Price: $300
3. Guriga Saddexaad
Location: Jigjiga yar, Istaanka Basaska
Qolalka: 4 Qol hurdaa, Fadhi iyo Hal qol oo service ah
Price: $250
Cabirka: 18m * 24m
Contacts: +252 63 42111147, +252 63 4707020
Website: https://tayomaal.blogspot.com








